Shalay galabtii ayay ahayd markii haweenay ay Muqdisho ku toogatey askari hor fadhiya saldhig uu waardiye Ka ahaa Isla markaaba Ku dishey Isla qorigiisa oo ah yaalaysida la sheegay.
Dadka Ka ah dhawaa dilkan ayaa qaba in ay labada qof wax la dhexeeyeen laakiin hadda baadhis lagu bilaabay si loo ogaado.
“Waxaan gacanta ku haynaa haweenay DilĀ foolxun u gaysatey askari Ka tirsan saldhiga Dharkeenley ee magaalada Muqdisho waxana Ku socota baadhis ayaa yiri afhayeenka booliiska degmada.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay