24/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Baaq laga soo saaray dagaalka bilaa faaiidada ah ee ka dhacay Gaalkacayo

Madax dhaqameedyada Puntland iyo Galmudug ayaa baaq nabadeed ka soo saaray dagaalka bilaa faaiidada ah ee ka socda Gaalkacayo iyadoo wali la sheegayo in ciidanku sidaa u kla fogeyn inkastoo la sheegayay in Galmudug soo durugtey inkastoo aan la xaqiijin warkaa.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM