X

Bacadleyaasha Boorama oo banaanbax dhigey iyo rasaas lagu kala dareeriyay

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

Bacadleyaasha Boorama ayaa banaanbax dhigey waxase lagu kala dareeriyay rasaas ay rideen ciidan ay ku sheegeen inuu soo direy nin loo cabasho tagey.

Bacadleyaasha ayaa sheegay in cashuur saaida lagu kordhiyay oo lala simey dadka lacagta leh.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=9uzM2Eoi9bQ[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.