Badhasaabka Awdal ayaa Muuse Biixi ka difaaci Kari waayay miisaaniyada uu gobolka ugu cashuurta badan u soo celiyay oo lagu qosley, xataa wuxuuna garanayn waxa Muuse Biixi oo lagu yaqaan dagaal ooge weyn qaybna ka ahaa xasuuq loo gaystey reer Awdal ayaa miisaaniyadiisa ku xaqurey gobolja, mana junto cadaadis lagu saarsy inuu saxo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay