November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Badhasaabka Awdal oo ka soo muuqday Boorama markii ugu horeysay kadib weerarkii lagu qaaday kana hadlay bajaajta

Ramaax ayaa markii ugu horeysay ka soo muuqday Boorama sidii gurigiisa weerarka loogu qaaday isagoo ka hadlay gaadhi Hindiga sida xun ugu batay kana dhigey Bombay 2. Ramaax ayaa sheegay in sharci cusub laga soo saaray sida loo wado gaadhi Hindigan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM