15/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Badhasaabka Awdal oo ka waramay goobaha cusub ee ay gaareen dadka abaaruhu barakiciyeen

Dadka abaaruhu soo barakiciyeen ee ka yimi gobolada Woqooyi Galbeed iyo Togdheer oo gobolka Awdal meelna dhaafin haddana xeebta Lughaya gaaray una gudbey Lafaciise oo ka tirsan ismaamulka Somalida.



Sanad kahor ayay ahayd markii Somalida Itoobiya u soo qaxeen gobolka iyadoo gobolka ay haysay abaar xun.


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS