X

Badhasaabka Awdal oo tirokoob qarsoodiya ka wada gobolka

Badhasaabka Awdal

Badhasaabka Awdal ayaa tirokoob qarsoodiya ka wada gobolka. Badhasaabka Muuse Biixi magacaabay oo ka soo jeeda beesha dhexe ayaa amrey hay’adaha gobolka inay la soo xiriiraan. Wuxuu sheegay in degmo kasta la tirakoobayo dadka degan.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=tl38ZubT0rg[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.