23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Badhasaabka Awdal Ramaax oo sheegay in Ceel sheekh ay ka tirsan tahay Lughaya bilaa gorgortan

Badhasaabka Awdal Ramaax oo booqasho ku tagey xeebaha gobolka Awdal ayaa sheegay in magaalada Ceelsheekh ay ka tirsan tahay Lughaya oo ayna gorgortan lahayn isaguna u yahay badhasaab. Odayaal reer Hargeysa ah ayaa raba in Ceelsheekh u noqoto xeeb Hargteysa.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM