23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Badhasaabka Burco oo Somalida ku daray ajaanibta joogta Burco ee laga ilaalinayo reer Burco

Badhasaabka Burco ayaa Somalida ku daray ajaanibta joogta Burco ee laga ilaalinayo reer Burco si ayna dhibaato ugu gaysan. Mar uu ka hadlay gabadh lagu tuhunsan yahay in uu dilay nin Itoobiyaana ayuu sheegay in uu booliiska furey fariimo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS