X

Badhasaabka cusub ee Siilaanyo u joogi doona Boorama oo baryo ula yimi reer Boorama+buuq hadheeyay: MUUQAAL

Boorama-Araabinews–Kadib buuq ka dhacay hoolka xilka loogu kala wareejinayo basaaska cusub ee Siilaanyo u joogi doona Boorama iyo basaaskii hore waxa badhasaabka cusubi baryo la fuulay reer Borama. Basaaskan cusub ayaa ah gooni gooste weyn oo bilaa shaqo ka ahaa.

Hoos ka fiiri muranweyn oo ka dhacay hool loogu qabanayay oo laysku laayay

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.