November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Badhasaabka Siilaanyo ee Awdal oo salaadiinta qaar ugu dhex hanjabay Boorama+dood kulul+MUUQAAL

WP_20150311_022Boorama–Shir xasaasiya oo uu horfadhiyay wakiilka Siilaanyo uuna isugu yeedhay suldaanka weyn ee Suldaan Saleebaan oo hilfaha laysku qaaday layskuna xamaan qaatay waxana ka dhacday ha I naqdiyin. Badhasaabka Siilaanyo oo arkay kala qoqobka hanjabaad qarsoona u tabiyay Suldaan Saleebaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS