11/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Badhasaabka Awdal

Badhasaabkii Awdal ee baxsadka ahaa oo sheegay wuxuu ku maqnaa laba bilood

Waxa magaalada Boorama muddo laba bilood kadib dib ugu soo noqdey badhasaabkii Isaaqa ahaa ee baxsadka ku maqnaa. Waxana dib u soo dhaweeyay kacaanka degmada Boorama. Wuxuu sheegay inuu gobolka u maqnaa halka xaqiiqdu tahay in uu naftiisa la baxsaday mana jirto haba yaraatee wuxuu kula soo noqdey gobolka.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS