Dhawaan ayay ahayd markii badhasaabka fadhiidka ah ee Muuse Biixi u fadhiya Awdal uu diinta caayay ayna culimadu sheegtay in lagu hayo diin caygaas laakiin hadda ay muuqato inuu helay taageero qabiileed oo ka imanaysa Muuse Biixi.
“Ilaa hadda ma jirto cid ka tirsan maamulka Muuse Biixi oo waxka tiri diin cayga badhasaabkaas ay reer Awdal ku qasaareen, taas oo muujinaysa inay taageersan yihiin maadaama isagu soo magacaabay inuu Ka xamaasho gobolka ayuu yiri Xuseen Warsame oo ka faalooda siyaasada qabaliga ah ee maamulka Somalilaan.
Wasiir ku xigeen u hadley Muuse Biixi ayaa sheegay in ilaa ayna jirin wax cadayna oonkelita tahay Waals yiri waxase uu ilaaway in ay tagayyin maxkamad la soo taago.
Xataa lama filayo in eedayntaas ama lagu helo ama lagu waayo ayadoo ay cadahay in lagu helayo maadaama dadka Ku nawley diin cayga ay yihiin dad la isku halayn Karo oo aan been sheegi Karin sida uu yiri mid Ka mida culimada gobolka.
Waxase la sugaa halka reer Awdal gaarsiiyaan ayadoo rajada laga qabaa in la furo kiiskaas ay fogtahay waayo beesha uu Ka dhashay ee ISAAQ waxa caadinu ah diin cayga iyo Rabi cayga markaa umaba arkaan wax qaldan ayuu qabaa Xuseen Warsame.
Warbixintii Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay