19/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Bahda Araabinews waxay tahniyad u dirayaan boqor C/xakiin Axmed Cali iyo boqorad Naciima Cumar Cali

Dhamaan bahda Araabinews waxay tahniyad u dirayaan boqor C/xakiin Axmed Cali Miigane iyo boqorada Naciima Cumar Cali Cawad oo meherkoodu maanta ka dhacay London. Xaflada meherka ayaa ka dhacday mid ka kida huteelada casriga ah ee ku yaala London. Waxaan leenahay noqda kuwii isku waara ubad khayr qabana kala hela. AAMIIN AAMIIN

WP_20160110_017 WP_20160110_020 WP_20160110_021 WP_20160110_023

WP_20160110_025

WP_20160110_023

WP_20160110_023WP_20160110_016WP_20160110_015

WP_20160110_017

ARAABINEWS