November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Bahda Araabinews.com waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ilma Xasan Dirir Dubad

Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun dhamaan bahda Araabinews.com waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ilma Xasan Dirir Dubad geerida naxdinleh ee ku timi hooyadood Xabiiba Cumar Cali oo caawa ku geeriyootay isbitaal Xayaad ee magaalada Boorama.

Waxaan si khaasa leenahay Axmed Xasan Dirir , Fuaad Xasan Dirir, Aniisa Xasan Dirir, Dr Maxamed Xasan Dirir, Ibrahim Ismaciil Saban, Samir iyo iimaan rabi ha idinka siiyo hooyo Xabiibana rabi janadiisa Fardowsa haka waraabiyo.

AAMIIN AAMIIN

ARAABINEWS.COM