London–Dhamaan bahda Araabinews.com waxay tahniyad aroos u dirayaan boqor Axmed Abukar Xaaji iyo boqorad Maryan Maxamed Xasan Dirir oo arooskoodu ka dhacay London taariikhdu markay ahayd 31 May 2015 waxaan rabi uga baryaynaa in ay noqdaan kuwii isku waara ubad khayr qabana kala hela.
Waxaan qayb ahaan idiin soo gudbinaynaa sida uu u dhacay meherkii boqor Axmed iyo boqorad Maryan oo ay ka soo qaybgaleen dad aad u badan.
















More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay