November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Bahda Araabinews.com waxay tahniyad u dirayaan arooska Xuseen Maxamed X Cumar iyo aroosada Xamda Saalax

Dhamaan bahda Araabinews.com waxay tahniyad aroos u dirayaan boqorka iyo boqorada Xuseen Maxamed X Cumar Yaabe iyo boqorada Xamda Saalax oo meherkoodu ka dhacay magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag. Waxaan rabi uga baryaynaa in ay noqdaan labadii isku waara ubad khayr qabana kala hela.

11798565_747271845381886_1631588273_n[1]

Waxaan u ciyaaraynaa hees ku haboon marxaladahan oo kale oo ay inoo qaadaan fanaaniinta Nimco Xasan iyo Farxaan.

ARAABINEWS.COM