X

Bahda Araabinews oo hambalyada ciida u diraya dhamaan ummada Somaliyeed

Hadaan naay bahda Araabinews waxaan hambalyada maalinta weyn e ciida u diraynaa dhamaan ummada Somaliyeed gaar ahaan akhristeyaasha sharafta leh iyo dhamaan Muslimiinta caalamka.


Waxaan RABIGEENA weydiisanaynaa inuu Ramadaankii inaga aqbalo, dembigeenana dhaafo, Soonkan kiisa xiga inagu gaarsiiyo caafimaad, barwaaqo iyo bash bash.


Ciid mubaarak dhamaan akhiyaarta ku xiran ARAABINEWS

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.