08/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Bahda Araabinews oo hambalyo u diraya Aadan Ducaale Xaddi iyo Nimco Cali Aadan

Bahda Araabinews ayaa hambalyo u diraya Aadan Ducaale Xaddi iyo Nimco Cali Aadan oo mataano ugu dhashay dalkaasi Maraykanka loona bixiyay Xasan iyo Xuseen.

Waxaan Rabi uga baryaynaa in ay noqdaan kuwii waalidkood, diintooda iyo dalkooda anfaca. Waxaanan leenay soo barbaara. Waxaan u ciyaaraynaa heestii Hibo Nuura ee caruureey waxa laydiin carbinayaa.

 

ARAABINEWS