X

Bahda Araabinews oo hambalyo u diraya boqor Aadan Maxamud Aadan iyo boqorada Hibo Cumar

Bahda Araabinews ayaa hambalyo u diraya boqor Aadan Maxamud Aadan iyo boqorada Hibo Cumar C/llaahi (Hibo nuura) oo meherkoodu ka dhacay degmada Araabi ee dawlada Somali galbeed.

Waxaan labadan lamaane Alle uga baryaynaa inuu ka dhigo kuwii isku waara ubad kheyr qabana kala hela. Wiil iyo caano gabadh iyo caano.



ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.