X

Muuse Biixi oo lagu eedeeyay inuu yahay hogaamiyaha qabyaalada maamulka

Muuse Biixi oo lagu eedeeyay inuu yahay hogaamiyaha qabyaalada maamulka Somaliland oo laba jufo si qarsoodiya ugu heshiiyeen inay qabiilada derifyada isku diraan si codkoodu u kala jabo beesha dhexena iyagu qaatan codkooda.

Xildhibaan Axmed Muuse Gacan ayaa Muuse Biixi ugu baaqay wasiirkiisa caayay gabdhaha Isaaqa ah.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=K57ReIyHb74[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.