X

Bahda Araabinews oo hambalyo u diraya boqor C/fataax Faarax Suubane iyo Nimco Axmed

Dhamaan bahda Araabinews waxay hambalyo u dirayaan boqor C/fataax Faarax Suubane iyo boqorad Nimco Axmed Axmed oo meherkoodu ka dhacay magaalada caasimada ah ee Boorama. Waxaan RABIGA awooda leh uga baryaynaa inuu ka dhigo kuwii isku waara ee ubad kheyr qaba kala hela.


AAMIIN AAMIIN


Munaabada noocan oo kale waxaan u ciyaaraynaa hees ku haboon.

 

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.