X

Reer Awdal oo fikirkooda ku cabirey heshiiskii Muuse Biix iyo Ciro

Shalay ayay ahayd markii Muuse Biixi oo cadaadis haysto iyo C/raxmaan Ciro ka wada heshiiyaan sida doorashada loo qabanayo. Hadaba reer Awdal oo aan halkaa cidi u matalayn ayaa fikirkooda ka cabirey.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.