X

Bahda Araabinews oo hambalyo u diraya Canab Cali Aadan Yaabe iyo Dr Biixi Cumar Jaamac

Dhamaan bahda Araabinews waxay hambalyo u dirayaan boqorka Biixi Yuusuf Jaamac iyo boqorada Canab Cali Aadan Yaabe oo meherkoodu ka dhacay caasimada Awdal ee Boorama. Waxaan leenahay noqda kuwii isku waara ee ubad kheyr qaba kala hela wiil iyo caano, gabadh iyo caano.

Waxaan u saaraynaa hees ku haboon munaasabaddan.



ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.