X

Muuse Biixow dadkii diley sarkaalada reer Awdal waa taqaan ee soo qabo: Reer Sanaag

Shacabka gobolka Sanaag gaar ahaan kuwa Ceerigaabo ayaa si adag uga Hadley bandoo Muuse Biixi sheegay inuu ku soo rogey sadex degmo. ā€¯Waxaan Muuse Biixi leenahay soo qabo dadka diley sarkaalada waa taqaane anaga handaraabkii hora nagu xiran umana baahni xaalad abuur.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.