November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Bahda Araabinews oo hambalyo u diraya dhamaan Muslimiinta sanadka cusub

Dhamaan bahda Araabinews waxay hambalyo u dirayaan ummada Somaliyeed iyo weliba Muslimiinta munaasabada sanadka hijrada Islaamka oo caawa ah 1441. Waxaan RABIGEENA awooda leh ka baryaynaa inuu noo naxariisto if iyo nolosha saxda ahba ee dambe. Waana naxariista RABI taan ku socono.



Waxaan sanadkan sanadkiisa dembe RABIGA awooda ka baryayna inuu nagu simo caafimaad buuxa, biyo bash bash iyo barwaaqo.



AAMIIN AAMIIN

ARAABINEWS