14/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Bahda Araabinews oo hambalyo u diraya dhamaan ummada Somaliyeed munaasabada ciidal adxa

Bahda Araabinews ayaa hambalyo u diraya dhamaan akhristeyaasha sharafta leh ee ku xiran iyo dhamaan ummada Somaliyeed munaasabada weyn e ciidal Adxa oo manta si weyn looga xusey aduunka Muslimka.



Waxaan RABI ka baryaynaa inuu naga aqbalo cibaadooyinkii aanla nimi ciidan ciideeda kalana inagu gaarsiiyo caafimaad bash bash iyo barwaaqo.

AAMIIN AAMIIN



CIID MUBAARAK dhamaan cafiskana hala badiyo

Waxaan idiin ciyaaraynaa hees ku haboon munaasabadan

ARAABINEWS