X

Bahda Araabinews oo hambalyo u diraya lamaanaha Maryan X Seef iyo Badar Cumar Cali: SAWIRO

Bahda Araabinews ayaa hambalyo u diraya lamaanaha Maryan X Seef iyo Badar Cumar Cali oo arooskoodu ka dhacay dalkaasi Cumaan gaar ahan caasimada Masqad. Waxaan RABI uga baryaynaa inay noqdaan kuwii isku waara ubad kheyr qabana kala hela.

Xaflada arooskan oo si aada looga soo qaybgalay ayaa lamaanaha loogu duceeyay in RABI ka dhigo guurkooda midkii lagu nasto.





ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.