28/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Bahda Araabinews oo hambalyo u diraya Maxamed Cabdibuur iyo Faadumo Daahir Guuleed

Bahda Araabinews waxay hambalyo u dirayaan Maxamed Cabdibuur Aadan iyo Faadumo Daahir Guuleed oo wiil ugu dhashay magaalada Jigjiga ee caasimada dawlada Somali galbeed. Waxaan leenahay wiilkaas yar soo barbaar RABINA hakaa dhigo kii diintiisa, waalidkii iyo dalkiisaba anfaca.





ARAABINEWS