X

Bahda ARAABINEWS oo idinleh dhamaan akhristeyaasha sanad wanaagsan 2017 oo kheyr leh

Dhamaan bahda ARAABINEWS ayaa idinleh sanad wanaagsan oo kheyr leh RABI ha inooga dhigo 2017. Sanad kasta iyo maalin kasta waa maalin RABI iska leeyahay imaanshaheedana ISAGA kaliya ogyahay.

RABI ha inooga dhigo mid kheyr qaba oo intii xanuusan RABI xanuunka ka dulqaado intii dhib ku jirta RABI dhibka ka fujiyo intii muraadyo khaasa leh RABI u fududeeyo.



Waxaan idin leenahay waqtigu ha idiin wacnaado meelkasta oo aad naga daalacataan.


ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.