X

Bahda Araabinews oo idinleh sanad kheyr qaba 2019 akhristeyaasha sharafta leh

Happy New Year 2019 with colorful fireworks

Bahda Araabinews ayaa sanad kheyr qaba 2019 u rajaynaysa akhristeyaasha sharafta leh meelkasta o ay caalamka kaga sugan yihiin. Waxaan RABIGEENA awooda leh ka baryaynaa inuu inooga yeelo sanad caafimaad, bashbash, iyo barwaaqo wata.


Sanadkasta iyo maalinwalba iyo saacadkasta waa mid RABIGEENA awooda leh leeyahay hadana hadaynu nahay ummada Somaliyeed waxaan ku xisaabtanaa kan milaadiga.


Waxaan mar labaad leenahay akhristeyaasha sharafta inay na cafiyaan haddii qaladaad naha dhacay, waxaanad nagu ogtihiin inaan idiin wadno warar tayo leh.

Sanad Wanaagsan 2019

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.