X

Bahda Araabinews oo leh sanad wanaagsan akhristayaasha sharafta leh curashada 2016

Dhamaan bahda Araabinews waxay leeyihiin sanad wanaagsan akhristeyaasha sharafta leh ee ku xiran. Waxaan RABIGA awoo0da leh ee isagu leh sanad maalin saacad miridho iyo daqiiqado in uu sanadkan iyo kan Islaamkaba inooga dhigo mid khayr qaba.

Rabi ummadeena sanadkan haka saaro dhibta iyo burburka ay ku jirto hana ugu bedelo mid ay ku nastaan. Kii xanuunsana RABI ugu bedelo caafimaad. AAMIIN

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.