X

Ganacsade C/raxmaan Boore iyo Mahdi Good oo ah mucaaradka Jabuuti oo weeraray siyaasada madaxweyne Geele

Waa dood loo qabtey mucaaradka Jabuuti oo ay ku jiraan ganacsade C/raxmaan Boore iyo xoghayaha arimaha dibedda xisbiga mucaaradka Jabuuti Mahdi Ibrahim Good. Waxa daadihinaya suxufiga da’da yar Faysal Abroone.

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.