15/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Bahda Araabinews oo shacabka Somaliyeed ugu hambalyaynaya ciidul adxa

Dhamaan bahda Araabinews ayaa shacabka Somaliyeed ugu hambalyaynaysa munaasabada weyn ee ciidul adxa oo maanta dhamaan dalka si weyn looga ciiday. Waxaan RABIGA awooda ka baryaynaa inuu caafimad buuxa iyo rayn rayn inagu gaadhsiiyo teeda kale iyo kuwa soo socdaba.



Waxaan idin leenahay ciid mubaarak meelkasta oo aad caalamka ka joogtaanba. RABI dalkeena nabad ha inoogu soo dabaalo, ummadeenana ha midoobo si ay cadowgooda isaga dhiciyaan.



AAMIIN AAMIIN

ARAABINEWS