18/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Bahda Araabinews oo tacsi ka diraya geerida Daahir Cumar Andaad

Dhamaan bahda Araabinews waxay tacsi u dirayaan qoyska iyo eheladii uu ka baxay Daahir Cumar Andaad oo ku geeriyooday dalkaasi Kiiniya qaasatan caasimada Nayroobi.



Daahir ayaa muddo hore ka guurey Ingiriiska oo uu deganaa una guurey dhulkii hooyo. Waxaan RABI uga baryaynaa inuu janadiisa Fardowsa ka waraabiyo eheladii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo.

Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun.

ARAABINEWS