X

Bahda Araabinews oo tacsi ka diraya geerida Jamiila Cusmaan Waaberi

Dhamaan bahda Araabinews waxay tacsi u dirayaan qoyska Cabdi Faarax C/llaahi oo xaaskiisa Jamiila Cusmaan Waaberi ay ku geeriyootay magaalada London. Waxaan RABIGA awooda leh uga baryaynaa inuu janadiisa Fardowsa ka waraabiyo. Aamiin

Waxaan sidoo kale naxdinta geerida la qaybsanaynaa caruurtii ay ka tagtey Jamiila Cusmaan Waaberi oo leenahay RABI samir iyo Iimaan haydinka siiyo, idinka iyo eheladaba.

Ina lilaah waa inaa ilayhi raajicuun

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.