Bahda ARAABINEWSÂ ayaa tacsi ka diraya geerida ku timi Deeqa Xaaji Abiib Cilmi oo xaqii ugu yimi Boorama. Waxaan tacsi gaara u direynaa dhamaan ilma Xaaji Abiib Cimi iyo seygeeda C/llaahi Yuusuf Aare.
Waxaan marxuumada RABIGA awooda leh uga baryaynaa in uu janada Fardowsa ka waraabiyo ehelkii iyo qaraabadii ay ka tagteyna Samir iyo iimaan RABI ka siiyo.
AAMIINAAMIIN
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay