10/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Bahda ARAABINEWS oo tacsi ka diraya geerida Siciid Daahir Cabdillaahi (Wayd horos)

Dhamaan bahda Araabinews waxay tacsi u dirayaan eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay Allaa YARXAMU Siciid Daahir Cabdillaahi oo aad uGu magic dheeree Wayd horos. Waxaan RABI uga baryayaan in uu janadiisa fardowsa a waraabiyo eheladi iyo qaraabadii uu ka baxayna Samir iyo iimaan ka siiyo.

AAMIIN AAMIIN

ARAABINEWS