Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun dhamaan bahda Araabinews ayaa tacsi tiiraanyo u diraya ilma Aareeye Rooble oo aabahood Jeeke Aareeye Rooble uu xaqii ugu yimi magaalada Boorama.
Jeeke oo ahaa nin gobolka aad looga yaqaanay ahaana nin ehli diina ayaan RABI ugu baryaynaa inuu janadiisa fardowsa ka waraabiyo.
Waxaan sidoo kale leenahay ehelada iyo asxaabta RABI samir iyo iimaan hay idinka siiyo. Inaa lilaah waa ilayhi raajicuun.
Aamii Aamiin
ARAABINEWS