X

Bahda Araabinews oo tacsi u diraya ilma Siciid Axmed (Nijaar)

Dhamaan bahda Araabinews waxay tacsi u dirayaan ilma Siciid Axmed Qaayid (Nijaar) geerida xaqa ah ee ku timi Maxamed Siciid Axmed oo ku geeriyooday Boorama. Maxamed Siciid ayaa ka tagey 11 caruura iyo xaas.

Waxaan RABIGA awooda uga baryayna inuu janadiisa fardowsa ka waraabiyo Maxamed Siciid ehelada iyo qaraabada uu ka baxayna oo ay ugu horeeyaan hooyadii Khadiija Cilmi, Mushtaaq Siciid iyo Raaqiya Siciid samir iyo iimaan ka siiyo.


Maxamed Siciid Axmed ayaa ka mid ahaa dhalinta aadka u firfircoon ee magaalada isla markaana aaminay dalkiisa hooyo. Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun.

Alle ayaa na abuurey waa ISAGA kan aan u noqonayno. Allow u naxariiso

AAMIIN AAMIIN

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.