X

Bahda Araabinews oo tacsi u diraya ilma x Cumar Yaabe

Dhamaan bahda Araabinews ayaa tacsi u diraya ilma X Cumar Yaabe oo hooyadood Faadumo Muxumed Qawdhan oo xalay xaqii ugu yimi magaalada Wajaale. Waxaan RABIGA awooda leh uga baryaynaa inuu janadiisa fardowsa ku casuumo caruurtii iyo ehelkii ay ka tagteyna samir iyo iimaan ka siiyo.


Waxaan si gaara tacsidan ugu direynaa C/llaahi x Cumar Yaabe iyo qoyskiisa, Dr Maxamed x Cumar Yaabe iyo qoyskiisa, C/salaan x Cumar Yaabe iyo qoyskiisa, Saynab x Cumar Yaabe iyo qoyskeeda, C/rashiid x Cumar Yaabe iyo qoyskiisa, iyo



Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.