15/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Bahda ARAABINEWS oo tacsi u diraya Nafiisa Cali Xaddi

Dhamaan bahda ARAABINEWS waxay tacsi u dirayaan Nafiisa Cali Xaddi oo hooyadeed Miciina Taani ku geeriyootay Jabuuti. Waxaan leenahay dhamaan RABI naxariistiisa janno haka waraabiyo hooyo Miciina Taani ehelkii iyo qaraabadii ay ka baxdeyna Samir iyo iimaan haka siiyo.

Inaa lilaah waa inaa Ilaahay raajicuun.

AAMIIN AAMIIN

ARAABINEWS