Inaa lilaah wa inaa ilayhi raajicuun dhamaan bahda Araabinews waxay tacsi u dirayaan qoyska X Maxamuud Aare oo ay ka baxday Hibo X Maxamuud Aare. Waxaan Ilaahay uga baryaynaa in uu samir iyo iimaan ka siiyo dhamaan qoyska X Maxamuud Aare iyo ehelada iyo qaraabada, marxuumadana janadii Fardowsa ka waraabiyo.
Waxa dhinaca kale na soo gaaray tacsiyo ka imanaya daafaha caalamka oo leh samir iyo iimaan dhamaan qoyskii iyo qaraabadii ay ka baxday Hibo X Maxamuud Aare.
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay