Bahda ARAABINEWS ayaa tacsi u direysa ilma Maxamed Suubane iyo dhamaan ilma Suubane Coofle geerida xaqa ah ee ku timi aabo Maxamed Suubane Coofle oo ku geeriyooday magaalada Jig-Jiga ee xarunta Somali galbeed.
Waxaan RABIGA awooda leh uga baryaynaa inuu janadiisa fardowsa ku casuumo aabo Maxamed Suubane Coofle qoyska iyo qaraabada uu ka tageyna samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin aamiin.
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay