Dhamaan bahda Araabinews waxay hambalyo u dirayaan boqor fanaan C/salaam Wajaale iyo boqoradiisa Muna oo arooskoodu caawa 11/12/2015 ka dhacayo London. Waxaan leenahay noqda kuwii isku waara ubad khayr qabana hela..AAMIIN AAMIIN
Waxaan u ciyaareynaa hees ku haboon arooskan iyo farxada dhacaysa caawa oo uu inoogu luqeeyo fanaanka Maxamed BK oo uu leeyahay ”durbaanka iyo ciyaarta dartiinbaa loo tumee allow guurkiina daa”.
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay