X

Bahda Araabinews waxay hambalyo u dirayaan arooska Mukhtar Cali Aadan iyo marwadiisa Hibo Jaamac Aareeye

Dhamaan bahda Araabinews.com waxay hambalyo u dirayaan boqorka Mukhtaar Cali AAdan iyo boqorada Hibo Jaamac Aareeye oo meherkoodu ka dhacay Boorama. Waxaan u rajaynaynaa in ay noqdaan kuwii isku waara waxanan ugu ducaynaynaa ducadii rasuulka ee baraka lahu laka wabaraka calayka wajamaca baynakuma fikhayr.

Ha noqdo arooskii aad ku nagaataan rabina idin kala siiyo ubad khayr qaba. AAMIIN AAMIIN

admin:

This website uses cookies.