24/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Bahda Araabinews waxay hambalyo u dirayaan arooska Warda C/raxmaan Xuseen iyo Mustafe C/samad

Dhamaan bahda ARAABINEWS waxay hambalyo u dirayaan arooska Warda C/raxmaan Xuseen iyo Mustafe C/samad Cumar oo ka dhacay magaalada Boorama qaasatan hotel Rays. Waxaan leenahay noqda kuwii isku waara ubad kheyr qabana kala hela. Waxa hambalyo iyaguna na soo gaarsiiyay dad kala jooga wadamada Ingiriiska, Maraykan, Cumaan, Denmark iyo Sweden.

Waxaan u ciyaaraynaa hees ku haboon munaasibadahan oo kale.

13226810_1545461099083777_8645710424775436155_n[1]

ARAABINEWS