26/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Bahda Araabinews waxay tacsi u dirayaan ehelkii uu ka baxay Prof Maxamed Xaamud Sheekh

Dhamaan bahda Araabinews waxay tacsi tiitraanyo leh u dirayaan Prof Maxamed Xaamud Sheekh oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Prof Maxamed ayaa si caadi ah u geeriyooday. Waxaan marxuunka eebe uga baryaynaa inuu naxariistii jano ka waraabiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka baxayna Samir iyo iimaan ka siiyo.

AAMIIN AAMIIN
ARAABINEWS.COM