Dhamaan bahda Araabinews waxay tacsi u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Cabdillaahi Qayaad Warsame oo ku geeriyooday magaalada Sheekhnabadgalyo oo ka mida ismaamulka Somalida Itoobiya gaar ahaan deegaanka Harawo.
Waxaan marxuunka uga baryaynaa in EEBE naxariistiisa jano ka waraabiyo qoyskii iyo eheladii uu ka baxayna samir iyo iimaan uu ka siiyo. AAMIIN AAMIIN.
Waxa dhinaca kale iyaguna tacsida diraya asxaab farabadan oo kala jooga Ingiriiska, Beljim, Iskandaneefiya sida Sweden, Maraykanka iyo Kanada.
ARAABINEWS
![Tacsi[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/06/Tacsi1-300x200.jpg)
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay