Hargeysa–Bahda saxaafada ee Hargeysa ayaa afkiibaa juuqda gabay ku matalay sida kuwa bedelay Siilaanyo ula dhaqmaan iyaga iyadoo wali uu Siilaanyo u xidhan yahay wariye u shaqeeyua kalsantv oo ilaa hadda aan la garanayn waxa lagu haysto. Maamulka Hargeysa ayaan la garanayn cida xukunta maadaama Siilaanyo xataa loo diido in la waydiiyo suaalo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS